Qarax kale oo ka dhacay Sri-lanka & tacshiirad la isweydaarsaday (Daawo Sawirro)

Ciidamada amaanka dowlada Sri Lanka ayaa waxay rasaas iswaydaarsadeen koox hubaysan oo ku sugan bariga dalkaas xilli ciidammadu ay wadeen howlgalo baaritaano ah. Afhayeen u hadlay milateriga ayaa sheegay in qarax uu sidoo kale dhacay xilli boolisku uu howlgal ka fulinayay magaalada Ampara Sainthamaruthu, inkastoo aan la sheegin khasaare ka dhashay. Booliska ayaa isna sheegay … Continue reading Qarax kale oo ka dhacay Sri-lanka & tacshiirad la isweydaarsaday (Daawo Sawirro)